Guurka Iyo Mowqifka Diinta Guurku diinta waa u gargaar, shaydaanka waa u gablan iyo hoog, waana gaashaan adag oo cadowga Eebbe laga galo, waxaana ku…
Xikmado Nolosha Ku Saabsan Oo Laga Dhaxlay Faylasuufyadii Dunida Soo Maray. Qormadan waxaan akhristayaasha kula wadaagaynaa hal-ku-dhegyo iyo xikmado kala duwan oo laga dhaxlay Faylasuufyadii…
Shaaha liinta leh waxaa loola jeedaa shaaha madow ama cagaaran oo lagu daro biyaha liin dhanaanta. Waa cabitaan dunida si aad ah looga isticmaalo. Shaaha…
Cunno nafaqadeeda ay isku dheeli tiran tahay oo la cuno xilliga uurka waxay sare u qaadaa koriimada iyo dhismaha jirka uurjiifka, waa muhiim inaad ogaatid…
Nafaqada Babaayga Iyo Ahmiyadda Uu U Leeyahay Caafimaadka. Nafaqada, Babaayga waxaa lagu tiriyaa cunnooyinka ugu caafimaadka sababtuna waa nafaqooyinka tirada badan ee uu xambaarsan yahay.…
Talooyin ku aadan ka faa’ideysiga Ramadaanka Yaa Muslimiin, Ramadaan waxaa ka dhiman dhowr maalmood oo keliya. Waa maxay qorshahaaga ku aadan ka faa’ideysigiisa? Haddii aad…
Fadliga Iyo Faa’idooyinka Bisha Ramadaan. Bisha Soon waxa ay leedahay Fadli aad iyo aad u weyn, waana fursad sanadkii hal mar soo marta dadka Muslimiinta…
Xaguu Tagay Bilaal Binu Rabaax Geeridii Nabi Maxamed SWC Kadib? Bilaal Binu Rabaax, waxa uu ahaa saxaabi muslim ah oo qiimo badan siiba xiligii nabi…
Qaababka Ugu Wanaagsan Ee Aad Dufanka Fiican Ee Jidhkaaga U Badani Karto. Kalastaroolka fiicani waa dufan (Dux) aad u cufan oo si weyn u caawiya…
Faaidooyinka Miraha Fennel Seeds Iyo Cilladaha Caafimaad Ee Ay Wax Ka Taraan. Fennel seeds waa miro muddo dheer bini aadamku u adeegsan jiray dawo ahaan.…